Apps by Sahamiye Foundation
Daariz app icon

Education

Daariz

Sahamiye Foundation

Free download 4.45 · 1 storefront · 29 ratings In-app purchases unconfirmed
Open on Apple

About this app

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto. Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wada-xidhiidhka iyo xog-helidda wakhtigan casriga ah. Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto Af-Soomaaliga. Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto. Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay. Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo lasoo koobay oo loogu talo galay dadkii aan fursad u helin in ay iskuul galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxay suura gelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

Latest release

What’s New

Version 1.13 Nov 17, 2022

Waxa aanu ku soo darnay sheekooyin tiradoodu kor u dhaafayaan soddon oo ku jira heerka labaad. Sidoo kale, waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo. Waa ku kaa!

Audience growth

Ratings growth

Steady
7-day gain +0
Ratings / day 0.0
30-day gain +0
US rating-count history
29 ratings
29 Aug 20, 2026 · 29 ratings Aug 20, 2026

Baseline captured. Growth appears after the crawler observes a changed rating count.

Momentum comes from crawler snapshots for the tracked storefront. “Viral growth signal” means unusually fast recent rating gains; it is an indicator, not download data.

Price tracking

Price intelligence

1 captured event
Current Free
Historical low Free
Paid → free
Price history
Current Free
Free Aug 20, 2026 · Free Aug 20, 2026

First snapshot captured. The trend line starts after the next crawler price observation.

  1. First observed Aug 20, 2026 · 9:27 PM Free

Screenshots

Daariz iPhone screenshotDaariz iPhone screenshotDaariz iPhone screenshotDaariz iPhone screenshotDaariz iPhone screenshotDaariz iPhone screenshotDaariz iPhone screenshot